About Us

Sheekadeena

La Kulan Omar Ali Hassan

waxaan ahay Omar Ali Hassan–Aasaasaha JobSkills, oo ah madal Waxbarasho online ah Taasoo loo yagleelay in lagu taageero dhalinyarada, shaqo-doonka, iyo xirfadlayaasha gudaha Soomaaliyeed.

waxaan  Xog-ogaal u ahaa caqabado badan oo ay ay dhalinyarada la kulmaan marka ay shaqada raadinayaan ama shaqada ku guda jiraan Sidaas darteed ayaan go,aansaday inaa  aasaaso Xarunta JobSkills – si ay uga qeybqaadato 

What Do We Offer?

Jobkills Ku kobci Xirfadahaaga iyo Ganaacsigaaga

Excel Templates

Xisaabadka Gnaacsiga ,Dajista Miisaaniyadaha, Maareynta Shaqaalaha, Qorsheynta Ganacsiga

PowerPoint Presentations

Soo-bandhigidaha Ganacsiga, Slides Tababar, Warbixino

AI Prompt Packs

CV-yada, Wareysiyada Shaqada, Qoraallada Ganacsiga

Business Reports

Business Templates-ka diyaarsan oo wax kabadalan karto,

ANY QUESTION?

We are here to help you 7 days a week and respond within 24 hours. so you can us ask any question