About Course
obSkills Academy waxay idiin soo bandhigaysaa koorsada Power BI, taasoo ah koorso casri ah oo loo adeegsado samaynta dashboards, warbixino muuqaal ah, iyo go’aan gaarid ku saleysan xogta.
Faa’iidooyinka:
✨ waa Koorso qiimo jaban ($10 kaliya)
✨ Waxaa bixiya khabiir ku shaqeyay Xirfadan
✨ Waxaad heli doontaa shahaado markaad dhameyso
✨ Waxaa laguu barayaa si fudud oo la fahmi karo – xitaa haddii aad bilow tahay!
Student Ratings & Reviews
No Review Yet