About Course
Koorsadani waxay kaa caawin doontaa inaad si xirfad leh u maarayso dakhligaaga, kharashaadkaaga, iyo qorshaynta maaliyadeed ee mustaqbalkaaga. Waa koorso muhiim u ah qof kasta oo raba inuu xakameeyo dhaqaalihiisa si uu u gaaro madax-bannaani dhaqaale.
Waxaa bixiya: Ustaad Mohamed Abukar Hussein – khabiir ku xeel dheer arrimaha dhaqaalaha iyo baraarujinta bulshada.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet