About Us
Sheekadeena
La Kulan Omar Ali Hassan
waxaan ahay Omar Ali Hassan–Aasaasaha JobSkills, oo ah madal Waxbarasho online ah Taasoo loo yagleelay in lagu taageero dhalinyarada, shaqo-doonka, iyo xirfadlayaasha gudaha Soomaaliyeed.
waxaan Xog-ogaal u ahaa caqabado badan oo ay ay dhalinyarada la kulmaan marka ay shaqada raadinayaan ama shaqada ku guda jiraan Sidaas darteed ayaan go,aansaday inaa aasaaso Xarunta JobSkills – si ay uga qeybqaadato
What Do We Offer?
Jobkills Ku kobci Xirfadahaaga iyo Ganaacsigaaga

Excel Templates
Xisaabadka Gnaacsiga ,Dajista Miisaaniyadaha, Maareynta Shaqaalaha, Qorsheynta Ganacsiga

PowerPoint Presentations
Soo-bandhigidaha Ganacsiga, Slides Tababar, Warbixino

AI Prompt Packs
CV-yada, Wareysiyada Shaqada, Qoraallada Ganacsiga

Business Reports
Business Templates-ka diyaarsan oo wax kabadalan karto,
ANY QUESTION?
We are here to help you 7 days a week and respond within 24 hours. so you can us ask any question