Koorsada Power BI – Noqo Khabiir & Falanqayn Ganacsi

Categories: Business Skills
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

obSkills Academy waxay idiin soo bandhigaysaa koorsada Power BI, taasoo ah koorso casri ah oo loo adeegsado samaynta dashboards, warbixino muuqaal ah, iyo go’aan gaarid ku saleysan xogta.

Faa’iidooyinka:
✨ waa Koorso qiimo jaban ($10 kaliya)
✨ Waxaa bixiya khabiir ku shaqeyay Xirfadan
✨ Waxaad heli doontaa shahaado markaad dhameyso
✨ Waxaa laguu barayaa si fudud oo la fahmi karo – xitaa haddii aad bilow tahay!

What Will You Learn?

  • ✅ Sida loo isticmaalo Power BI Desktop
  • ✅ Sida loo gali Data kala duwan Powe Bi sida (Excel, CSV, Database iwm)
  • ✅ Sida loo sameeyo warbixinno muuqaal ah (Data Visualizations)
  • ✅ Sida loo abuuro dashboards casri ah
  • ✅ Farsamooyin Casria ah oo laxiriira falanqayn (Data Modelling & DAX

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet